Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Aadan Madoobe oo kulan yeeshay (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku booqday Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sheekh Aadan Madoobe ayaa ugu tagay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya salaan iyo hambalyo, waxa ayna labada masuul ee dalka ugu sareeya sallaan iyo is xogwareysi kadib kawada hadleen arrimo dhoor ah. … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Sheekh Aadan Madoobe oo kulan yeeshay (Sawirro)